Sheekh Aadan Madoobe oo Madaxweyne Farmaajo ka diiday Dalab Xasaasi ah uu u gudbiyay

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 30-kii bishan kulan la qaatay guddoomiyaha cusub ee gollaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, waxa ayna labada dhinac kawada hadleen arrimo dhoor ah. Kulanka Farmaajo iyo Sheekh Aadan Madoobe ayaa intiisa badan looga hadlay arrimo la xariira doorashada Madaxweynaha iyo sidoo kale khilaafka ka taagan Xildhibaanada … Continue reading Sheekh Aadan Madoobe oo Madaxweyne Farmaajo ka diiday Dalab Xasaasi ah uu u gudbiyay